hanadow baryahan hurdiwaayayoo
waan ku haybiyaa warna kaama helo

hilaawiyo jacaylbaa i heerayoo
halkii aad ogaydbaan hagoogano hor alle imoo
halkii aad ogaybay hagoogantoo
ku haraadantee hor alle imo

hanadow cishqiga kama hadhsadoo
huqdii caashaqbaan la hiraadayaa

Exit mobile version