maalintaan isbaranaa
mugdiii kabaxay
murugadii ideysoo
runtii aan maqsuudey
inaad ii macaan tahay
madow iyo cadaan
adigaa ka maragoo
muxubadaan kuu qabo
adna haygu moogaan
maal iyo aduunyo
muraadkayga maahee
waxaa iimuhiimaa
muuqaaga weeyaan
muuqaaga iyo aragaaga weyan
madadaaladaa iyo
maadadaan uxiisoo
maankaa kuraacoo
macduunbaad utahay
kaama maarmi karayee
meeshii aad joogtana
makaankaygii weeyaan
muxubadaan kuu qabo
adna haygu moogaan
maal iyo aduunyo
muraadkayga maahee
waxaa iimuhiima
muuqaaga weeyaan
iyo aragaaga weeyaan

Exit mobile version