in kastood aad dhooftoo dhulshisheeye aaday jacalkii madhaafine
talo igamadheeliyin dhaqankii kamaan tagin wacadkiina maan dhumin
axdi dhaadkamaanjarin dhaminamaayo iilkii nabsi maan dhitaysan
ragba adaa igu dheeroon kugu dhadhabayaa saqda dhexe ku dhawraa
dhamacdii jacalkaa i dhalaalinaysee dhamaw dhakhso igu soo gaadh

inkastood dhaartii balantii dhamas tirin ninkalena maandhugan
wali dhoosha maan tusin wali hantidii madhiibine dhabta caruurkuman qaban
axdi dhaarkamaan jarin dhamina maayo iilkii nabsi maan dhitaysan
ragba daa igu dheeroo wali kugu dhadhabayaa saqda dhexe ku dhawraa
inkastood dhaantadii dhabqis uula badheedhay dhabihii cagaarnaa
dhirihii udgoonaa dhaydii macaanayd hada ma iidhukaalbaa
daraw aday daraadailmadu iidhacaysaa naf jacal dhubaayaa nuda ila dhacaysee
idhaa dhaabinaysee adna haygu dheerayn

Exit mobile version