halayaabin waayaha
iyo wixii imaadaba
ha yareysan caashaqa
iilaana haw jabin
haka yeelin nacabkeena
waxey kugu yidhaahdaan
yabaalbaa yabaalbaa
la isjecel kala yaaciyee
yididiilo waynoo
inan yahow yareynbaa
niyadii uyeeshee
farxad kuugu yeeshee
haka yeelin nacabkeena
yabaalbaa laba isjecel
kala yaaciyeeeee

Exit mobile version