Leebkii jaceylkaan
Anni soo labaayee
Laxawgaaga ihaayee

Waa kula duulaa
Adna ha isdaciifinee
Xubigayga  ad waaye

Lilaahi anni la igu laazimee
Laruuro an ii ahaaweee

? ??

Leertaada macanee
Luquntaada dheeree
Adna ii lilaahi ahow
Libinteeda ad waaye
Waa kugu soo ladnaahaayee
lamaanteeda ad ii ahawee

Lilaahi anni la igu laazimee
Laruuro an ii ahaaweee

Leebkii jaceylkaan
Anni soo labaayee
Laxawgaaga ihaayee

Waa kula duulaa
Adna ha isdaciifinee
Xubigayga  ad waaye

Lilaahi anni la igu laazimee
Laruuro an ii ahaaweee

Exit mobile version