ruux kuu gargaariyo
garashiyo wanaagloo
xaqiiq kula guboonbaa
gacal lala wadaagaa
balse waan guhaadoo
gabadhaan jeclaabaa
xidhiidhkeenii goysoo
gaabisay dhankeedii
aniguna gadaasbaan
walee ila gudboonoo
khadraay kaa dul guuree
adiguna dantaa garo
dumar guud ahaantii
waa la guursadaayo
guri laba irdaale ah
alaab loogu geeya

Exit mobile version