Umaayday iyo aabahay
Adigaan kaa aaminee
Axdigaa ma ilaawinee
I arwaaxi ha ooyninee
X2

Inteed aaday igaar
Yahow adaan kuu
Imidee amaanaan
Heli waayay adaan
Kuu imidee X2

Inteed aaday ayaan
Taan adan kuu imidee
Amaanaan heli wayay
Adaan kuu imidee
X2

Uurkayga arwaaxisooy
Adigaan kuu omanaa
Aan u oolay ayaamahan
Aragaaga la waayayee
X2

Inteed aaday ayaan
Taan adan kuu imidee
Amaanaan heli wayay
Adaan kuu imidee
X2

Inteed aaday igaar
Yahow adaan kuu
Imidee amaanaan
Heli waayay adaan
Kuu imidee X2

Inteed aaday ayaan
Taan adan kuu imidee
Amaanaan heli wayay
Adaan kuu imidee
X2

Duulaan duli ku rabaa
Garabkayga ka duubane
Deg deg igu diree duqow
Hana daahine soo dad-
Aal X2

Inteed aaday igaar
Yahow adaan kuu
Imidee amaanaan
Heli waayay adaan
Kuu imidee X2

Inteed aaday ayaan
Taan adan kuu imidee
Amaanaan heli wayay
Adaan kuu imidee
X2

Exit mobile version