maxaan goonyaha taleex goonyaha taleex dhastaano dhex hanbiyoo
dhamaan faras anoo wataa ubax sool kaaga guray
maxaan gudaha nugaal ilaa gal gaduud iyo mudug sanaag kaa goobayo
hadana gacalooy ku helin

maxaan gaaridaa haween huunooy boqol gabdho qiima badan
salaanta ka goostayoo adiga kuu gooni ahay

maxaan goobahaa qurxoon galisooriyo war dheer buuhoodle
ka guuxayoo jig jiga gabal iigu dhacay
maxaan gooraha riyada habeenimo gooray tahay galiilyo i qaadayoo
qalbigu naxariis godladay

Exit mobile version