Geenyadii xishoodkiyo
Qurux lagu galadayay
Gaaridii haween kaay
Galka cashaqen gudhin
X2

Geed kaad ku beertee
Kaaga baxay gobaaday
Mirihii gashii iyo ubax
Guudka kaga yaal
X2

Gayi nabadi taaliyo
Gego wada barwaaqo
Ah gogoshaada dhigo
Oo geel iyo gamaan
Faras yaasmiin kugu
Galbinayaa x2

Gacal tooyadii iyo xiis-
Ahaan guntaday ee tii
Gardaadisee garka iyo
Wadnahaa iyo x2

Gacan siiso ee aniguna
Gobaaday ku gar waaq-
Sado waxa ila gud
boon iyo x2

Gayi nabadi taaliyo
Gego wada barwaaqo
Ah gogoshaada dhigo
Oo geel iyo gamaan
Faras yaasmiin kugu
Galbinayaa x2

Exit mobile version