VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Babay beleave me - Lyrics

Adi darta i will no every thing Mid aan kula simo waligay ma arkin Jacaylkaaga dhulka ma dhigin Kalsooni daro ha igu ridin Aaway kalsoonidii aaway farxadeenii Aaway jacaylkeenii aaway axdigeenii Mar walbaa buuqbaa wadaa Qalbigaygaa dhaawacdaa Baby ii sheeg are you don toking Because caawa kuuma bogin Baby ii sheeg wy you screaming Bacause caawa kuuma bogin Baby bleave me baby bleave me Baby bleave me you the when allow yee Baby bleave me baby bleave me Baby bleave you the when i walt yee Baby bleave me baby bleave me Baby bleave you the when i love yee Baby bleave me baby bleave me Baby bleave you the when i walt yee Sunta jacaylkaan la bukaa Macaaneey adaan kuu bukaa Hadana dadaal iima yara Macaaneey iima yara Sunta jacaylkaan la bukaa Macaaneey adaan kuu bukaa Hadana dadaal iima yara Macaaneey iima yara Waa run waa run Inaad qalbigayga dhex dagtay Waa run waa run Inaa la,aantaa noolaan karin Waa run waa run Inaan dhabtaa kuugu hiiliyay Waa run waa run Baby ii sheeg are you don toking Because caawa kuuma bogin Baby ii sheeg wy you screaming Bacause caawa kuuma bogin Baby bleave me baby bleave me Baby bleave me you the when allow yee Baby bleave me baby bleave me Baby bleave you the when i walt yee Baby bleave me baby bleave me Baby bleave you the when i love yee Baby bleave me baby bleave me Baby bleave you the when i walt yee Kaam samri karo yee yee Kuuma samri karo yee yee Kaam samri karo yee yee Kuuma samri karo yee yee
Queue is empty
-- / --