VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Babay beleave me mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Lil baliil
Babay beleave me

Adi darta i will no every thing
Mid aan kula simo waligay ma arkin
Jacaylkaaga dhulka ma dhigin
Kalsooni daro ha igu ridin
Aaway kalsoonidii aaway farxadeenii
Aaway jacaylkeenii aaway axdigeenii
Mar walbaa buuqbaa wadaa
Qalbigaygaa dhaawacdaa

Baby ii sheeg are you don toking
Because caawa kuuma bogin
Baby ii sheeg wy you screaming
Bacause caawa kuuma bogin
Baby bleave me baby bleave me
Baby bleave me you the when allow yee
Baby bleave me baby bleave me
Baby bleave you the when i walt yee
Baby bleave me baby bleave me
Baby bleave you the when i love yee
Baby bleave me baby bleave me
Baby bleave you the when i walt yee

Sunta jacaylkaan la bukaa
Macaaneey adaan kuu bukaa
Hadana dadaal iima yara
Macaaneey iima yara

Sunta jacaylkaan la bukaa
Macaaneey adaan kuu bukaa
Hadana dadaal iima yara
Macaaneey iima yara

Waa run waa run
Inaad qalbigayga dhex dagtay
Waa run waa run
Inaa la,aantaa noolaan karin
Waa run waa run
Inaan dhabtaa kuugu hiiliyay
Waa run waa run

Baby ii sheeg are you don toking
Because caawa kuuma bogin
Baby ii sheeg wy you screaming
Bacause caawa kuuma bogin
Baby bleave me baby bleave me
Baby bleave me you the when allow yee
Baby bleave me baby bleave me
Baby bleave you the when i walt yee
Baby bleave me baby bleave me
Baby bleave you the when i love yee
Baby bleave me baby bleave me
Baby bleave you the when i walt yee

Kaam samri karo yee yee
Kuuma samri karo yee yee
Kaam samri karo yee yee
Kuuma samri karo yee yee

codkii Lil baliil