Caawa waa jimcee Let’s go baby
aan baashaalnee soo bax bax

Isiiy 5 min waxaan aadaa Home
dharka baan soo badalaa
Cimaamadaan soo dhigaa
Qamiiskaan soo tuuraa
Kadib daba gaab
Baan soo xiranaa

Let’s go badda
let’s play dhaanto
.. ii fura
10 gabdho igu waca
Caawa dheesha quura
Dj kama maqna Musika-da kor uqaad
Caawa waa jimco
Ilaa Noiropi

Caawa waa jimcee Let’s go baby
aan baashaalnee soo bax bax

Caawa waa jimco
Jeebkayga
Dhameestirka way sooo soctaa

Exit mobile version