VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ku aaway - Lyrics

Jacaylbaa i galay ani Ka jilbo jabsaday ani Jirkoo dhanba kuu saaqee Aaway taan jeclaa Jacaylbaa i galay ani U jilbo murxay ani Halbawluhuu i jaree Aaway taan jeclaa Suuradeedaa raa raa raadinaa Dunidaan ka dhex raa raadinaa Meel walbaan ka baa baafinaa Social media ka dhex raadinaa Suuradeedaa raa raa raadinaa Dunidaan ka dhex raa raadinaa Meel walbaan ka baa baafinaa Social media ka dhex raadinaa Asii win the biyo biyo You is why riyo riyo Dhalay baadiyo diyoo diyoo Adaan kaa dhex raadinaa baby Adaan ka dhex goobaa baby Kuu aaway ku aaway maamii Kuu aaway ku aaway lowlii Hurdo ma leh harsi ma leh Aduunbaan ku raadinaa Shaqo ma leh kaasi maleh Aduunbaan ku raadinaa Waa jaceyl waxa i helay Hurdadii waxan u waayay Cunadii waxaan uga go,ay Waan joogi waayay Waa jaceyl waxa i helay Hurdadii waxan u waayay Cunadii waxaan uga go,ay Waan joogi waayay Suuradeedaa raa raa raadinaa Dunidaan ka dhex raa raadinaa Meel walbaan ka baa baafinaa Social media ka dhex raadinaa Suuradeedaa raa raa raadinaa Dunidaan ka dhex raa raadinaa Meel walbaan ka baa baafinaa Social media ka dhex raadinaa Asii win the biyo biyo You is why riyo riyo Dhalay baadiyo diyoo diyoo Adaan kaa dhex raadinaa baby Adaan ka dhex goobaa baby Kuu aaway ku aaway maamii Kuu aaway ku aaway lowlii I do no xageebaan ka raadshaa I do no xageebaan ka jirayaa I do no xageebaan ka goobaa I do no yaan weydiiyaa U sheega sheega Iyadaan ku waashee U sheega sheega Iyadaan ku daalee Aan idin tilmaamoo Indhaha kuus kuus Dhexda baasto fiino Qoortu waa tilaako Ha ku daalin ha u moodin Xaawo taako Suuradeedaa raa raa raadinaa Dunidaan ka dhex raa raadinaa Meel walbaan ka baa baafinaa Social media ka dhex raadinaa Asii win the biyo biyo You is why riyo riyo Dhalay baadiyo diyoo diyoo Adaan kaa raadinaa Kuu aaway ku aaway my baby Kuu aaway ku aaway lowlii
Queue is empty
-- / --