VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Ku aaway mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Lil baliil
Ku aaway

Jacaylbaa i galay ani
Ka jilbo jabsaday ani
Jirkoo dhanba kuu saaqee
Aaway taan jeclaa

Jacaylbaa i galay ani
U jilbo murxay ani
Halbawluhuu i jaree
Aaway taan jeclaa

Suuradeedaa raa raa raadinaa
Dunidaan ka dhex raa raadinaa
Meel walbaan ka baa baafinaa
Social media ka dhex raadinaa

Suuradeedaa raa raa raadinaa
Dunidaan ka dhex raa raadinaa
Meel walbaan ka baa baafinaa
Social media ka dhex raadinaa

Asii win the biyo biyo
You is why riyo riyo
Dhalay baadiyo diyoo diyoo
Adaan kaa dhex raadinaa baby
Adaan ka dhex goobaa baby
Kuu aaway ku aaway maamii
Kuu aaway ku aaway lowlii

Hurdo ma leh harsi ma leh
Aduunbaan ku raadinaa
Shaqo ma leh kaasi maleh
Aduunbaan ku raadinaa
Waa jaceyl waxa i helay
Hurdadii waxan u waayay
Cunadii waxaan uga go,ay
Waan joogi waayay

Waa jaceyl waxa i helay
Hurdadii waxan u waayay
Cunadii waxaan uga go,ay
Waan joogi waayay

Suuradeedaa raa raa raadinaa
Dunidaan ka dhex raa raadinaa
Meel walbaan ka baa baafinaa
Social media ka dhex raadinaa

Suuradeedaa raa raa raadinaa
Dunidaan ka dhex raa raadinaa
Meel walbaan ka baa baafinaa
Social media ka dhex raadinaa

Asii win the biyo biyo
You is why riyo riyo
Dhalay baadiyo diyoo diyoo
Adaan kaa dhex raadinaa baby
Adaan ka dhex goobaa baby
Kuu aaway ku aaway maamii
Kuu aaway ku aaway lowlii

I do no xageebaan ka raadshaa
I do no xageebaan ka jirayaa
I do no xageebaan ka goobaa
I do no yaan weydiiyaa

U sheega sheega
Iyadaan ku waashee
U sheega sheega
Iyadaan ku daalee
Aan idin tilmaamoo
Indhaha kuus kuus
Dhexda baasto fiino
Qoortu waa tilaako
Ha ku daalin ha u moodin
Xaawo taako

Suuradeedaa raa raa raadinaa
Dunidaan ka dhex raa raadinaa
Meel walbaan ka baa baafinaa
Social media ka dhex raadinaa

Asii win the biyo biyo
You is why riyo riyo
Dhalay baadiyo diyoo diyoo
Adaan kaa raadinaa
Kuu aaway ku aaway my baby
Kuu aaway ku aaway lowlii

codkii Lil baliil