xuuranceytaan jeclaaye
i kaalay garabkayga ka muuqo
saqda dhexe habeenkii
ma hurdo adigo i muqan

inankii aan jeclayo
ikaalay dhabtayda
aan ku saare
anni bbye ma hurdo
ma hargalo hadaadan ii muqan

bbye adaan ku doorataye
dunido dhan ka doorte
nolosha ila wadaag
naftan kugu aamine
oye oye i love you

waliga garabkayga ha cidlay
wanaag mooye
walbahaar kuma qure

naftan intee igu jirto
kuma cidleyn doono
walwal iyo warbahaar
adi kuma quuro

mawlihii na uumay
aan ka barino farxad
farxad aan dhamaan
hooyo iyo aabo
aan ka barino duco
rabow noo aqbal

Exit mobile version