VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Raaliyo ft king araash - Lyrics

Dhiishiibay culaysaa culaysaa Culaysaa Arigiibay lisaysaa lisaysaa Lisaysaa Beertiibay linaysaa linaysaa Linaysaa Mirihiibay guraysaa guraysaa Guraysaa She is from baadiyo Yarta waa raaliyo Magaceeda naadiyo Ha la ii raadiyo She is from baadiyo baadiyoo Yarta waa raaliyo raaliyoo Magaceeda naadiyo naadiyoo Ha la ii raadiyo Guntinada garayska Aan kuu xiro Gambada iyi garbosaar Aan kuu saaro Xaajiyo iyo xaajiyo Aan is dhaafsano Cawrale iyo caaliyo Aan korsano Guntinada garayska Aan kuu xiro Gambada iyi garbosaar Aan kuu saaro Xaajiyo iyo xaajiyo Aan is dhaafsano Cawrale iyo caaliyo Aan korsano Badarkiibay tumaysaa tumaysaa Tumaysaa Qaloonkiibay dubaysaa dubaysaa Dubaysaa Caruurtaybay u ciyaysaa u ciyaysaa U ciyaysaa Caanabay ku habaysaa habaysaa Habaysaa She is from baadiyo Yarta waa raaliyo Magaceeda naadiyo Ha la ii raadiyo She is from baadiyo baadiyoo Yarta waa raaliyo raaliyoo Magaceeda raaqiyo raaqiyoo Ha la ii raadiyo raadiyo raadiyo Guntinada garayska Aan kuu xiro Gambada iyi garbosaar Aan kuu saaro Xaajiyo iyo xaajiyo Aan is dhaafsano Cawrale iyo caaliyo Aan korsano Guntinada garayska Aan kuu xiro Gambada iyi garbosaar Aan kuu saaro Xaajiyo iyo xaajiyo Aan is dhaafsano Cawrale iyo caaliyo Aan korsano I love you we every day Don my be go away Jacaylkana ha igu dayn Ilaa haayoo ha sii dayn Say some thing baby they Kama maarmoo mar walbee Adigaa qaadataye qaadatay Qalbigayga qaaliyeey Guntinada garayska Aan kuu xiro Gambada iyi garbosaar Aan kuu saaro Xaajiyo iyo xaajiyo Aan is dhaafsano Cawrale iyo caaliyo Aan korsano Guntinada garayska Aan kuu xiro Gambada iyi garbosaar Aan kuu saaro Xaajiyo iyo xaajiyo Aan is dhaafsano Cawrale iyo caaliyo Aan korsano
Queue is empty
-- / --