VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Raaliyo ft king araash mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Lil baliil
Raaliyo ft king araash

Dhiishiibay culaysaa culaysaa
Culaysaa
Arigiibay lisaysaa lisaysaa
Lisaysaa
Beertiibay linaysaa linaysaa
Linaysaa
Mirihiibay guraysaa guraysaa
Guraysaa

She is from baadiyo
Yarta waa raaliyo
Magaceeda naadiyo
Ha la ii raadiyo

She is from baadiyo baadiyoo
Yarta waa raaliyo raaliyoo
Magaceeda naadiyo naadiyoo
Ha la ii raadiyo

Guntinada garayska
Aan kuu xiro
Gambada iyi garbosaar
Aan kuu saaro
Xaajiyo iyo xaajiyo
Aan is dhaafsano
Cawrale iyo caaliyo
Aan korsano

Guntinada garayska
Aan kuu xiro
Gambada iyi garbosaar
Aan kuu saaro
Xaajiyo iyo xaajiyo
Aan is dhaafsano
Cawrale iyo caaliyo
Aan korsano

Badarkiibay tumaysaa tumaysaa
Tumaysaa
Qaloonkiibay dubaysaa dubaysaa
Dubaysaa
Caruurtaybay u ciyaysaa u ciyaysaa
U ciyaysaa
Caanabay ku habaysaa habaysaa
Habaysaa

She is from baadiyo
Yarta waa raaliyo
Magaceeda naadiyo
Ha la ii raadiyo

She is from baadiyo baadiyoo
Yarta waa raaliyo raaliyoo
Magaceeda raaqiyo raaqiyoo
Ha la ii raadiyo raadiyo raadiyo

Guntinada garayska
Aan kuu xiro
Gambada iyi garbosaar
Aan kuu saaro
Xaajiyo iyo xaajiyo
Aan is dhaafsano
Cawrale iyo caaliyo
Aan korsano

Guntinada garayska
Aan kuu xiro
Gambada iyi garbosaar
Aan kuu saaro
Xaajiyo iyo xaajiyo
Aan is dhaafsano
Cawrale iyo caaliyo
Aan korsano

I love you we every day
Don my be go away
Jacaylkana ha igu dayn
Ilaa haayoo ha sii dayn

Say some thing baby they
Kama maarmoo mar walbee
Adigaa qaadataye qaadatay
Qalbigayga qaaliyeey

Guntinada garayska
Aan kuu xiro
Gambada iyi garbosaar
Aan kuu saaro
Xaajiyo iyo xaajiyo
Aan is dhaafsano
Cawrale iyo caaliyo
Aan korsano

Guntinada garayska
Aan kuu xiro
Gambada iyi garbosaar
Aan kuu saaro
Xaajiyo iyo xaajiyo
Aan is dhaafsano
Cawrale iyo caaliyo
Aan korsano

codkii Lil baliil