VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wakere - Lyrics

Waan keenay waan keenay Waan keenay baby wa aniga dee kii koray Waan keenay waan keenay Waan keenay waan keenay Waan keenay waan keenay Waan keenay baby wa aniga dee kii koray Waan keenay waan keenay Waan keenay baby wa aniga dee kii koray Naftaan aduunbay ku doonasaa Naxariis uu muuji Nabarkii jacaylkan u bukaa Naxariis ii muuji Naftaan aduunbay ku doonasaa Naxariis uu muuji Nabarkii jacaylkan u bukaa Naxariis ii muuji Xaguye hadaanad ii muuqan Sideen u noolaaadaa Adigoon dhankayga joogin Nolol ma ii taalaa Hadaadan macaaneey ii muuqan Farxad ma ii taalaa Waan kufay oo waan dhacay Markaa baxday ma la iiga dambayn Khaayin foyoloow dhulkii foyoloow Khaayin foyoloow dhaayin foyoloow Khaayin foyoloow dhulkii foyoloow Khaayin foyoloow dhaayin foyoloow Waan keenay waan keenay Waan keenay baby wa aniga dee kii koray Waan keenay waan keenay Waan keenay waan keenay Waan keenay waan keenay Waan keenay baby wa aniga dee kii koray Waan keenay waan keenay Waan keenay baby wa aniga dee kii koray Heavy time you kamarama Niyadaa ii degtaa Jacaylkana ha igu dayn maa Kali ma rabee i kool kooli Kuwa kale kolay meel magi magi Hadawgana naga dhex leexi magi Sidii cunigii i deel raadi magi Nafsiga adigoo iga gadii Kali ma rabee i kool kooli Kuwa kale kolay meel magi magi Hadawgana naga dhex leexi magi Sidii cunigii i deel raadi magi Khaayin foyoloow dhulkii foyoloow Khaayin foyoloow dhaayin foyoloow Khaayin foyoloow dhulkii foyoloow Khaayin foyoloow dhaayin foyoloow Waan keenay waan keenay Waan keenay baby wa aniga dee kii koray Waan keenay waan keenay Waan keenay waan keenay Waan keenay waan keenay Waan keenay baby wa aniga dee kii koray Waan keenay waan keenay Waan keenay baby wa aniga dee kii koray Baby jacaylka ila haay haay Hadal kuula baahan Niyada ku haay haay Hadaan ku waayana High will by by Nafsi ha iga galin Ha igu oron by by Waan keenay waan keenay Waan keenay baby wa aniga dee kan kii koray Waan keenay waan keenay Waan keenay waan keenay Waan keenay waan keenay Waan keenay keenay keenay Waan keenay waan keenay Waan keenay keenay keenay Waan keenay waa keenay Waa keenay baby wa aniga dee kan kii koray Waan keenay waan keenay Waan keenay
Queue is empty
-- / --