VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Wakere mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Lil baliil
Wakere

Waan keenay waan keenay
Waan keenay
baby wa aniga dee kii koray
Waan keenay waan keenay
Waan keenay waan keenay

Waan keenay waan keenay
Waan keenay
baby wa aniga dee kii koray
Waan keenay waan keenay
Waan keenay
baby wa aniga dee kii koray

Naftaan aduunbay ku doonasaa
Naxariis uu muuji
Nabarkii jacaylkan u bukaa
Naxariis ii muuji
Naftaan aduunbay ku doonasaa
Naxariis uu muuji
Nabarkii jacaylkan u bukaa
Naxariis ii muuji

Xaguye hadaanad ii muuqan
Sideen u noolaaadaa
Adigoon dhankayga joogin
Nolol ma ii taalaa
Hadaadan macaaneey ii muuqan
Farxad ma ii taalaa
Waan kufay oo waan dhacay
Markaa baxday ma la iiga dambayn

Khaayin foyoloow dhulkii foyoloow
Khaayin foyoloow dhaayin foyoloow
Khaayin foyoloow dhulkii foyoloow
Khaayin foyoloow dhaayin foyoloow

Waan keenay waan keenay
Waan keenay
baby wa aniga dee kii koray
Waan keenay waan keenay
Waan keenay waan keenay

Waan keenay waan keenay
Waan keenay
baby wa aniga dee kii koray
Waan keenay waan keenay
Waan keenay
baby wa aniga dee kii koray

Heavy time you kamarama
Niyadaa ii degtaa
Jacaylkana ha igu dayn maa
Kali ma rabee i kool kooli
Kuwa kale kolay meel magi magi
Hadawgana naga dhex leexi magi
Sidii cunigii i deel raadi magi
Nafsiga adigoo iga gadii

Kali ma rabee i kool kooli
Kuwa kale kolay meel magi magi
Hadawgana naga dhex leexi magi
Sidii cunigii i deel raadi magi

Khaayin foyoloow dhulkii foyoloow
Khaayin foyoloow dhaayin foyoloow
Khaayin foyoloow dhulkii foyoloow
Khaayin foyoloow dhaayin foyoloow

Waan keenay waan keenay
Waan keenay
baby wa aniga dee kii koray
Waan keenay waan keenay
Waan keenay waan keenay

Waan keenay waan keenay
Waan keenay
baby wa aniga dee kii koray
Waan keenay waan keenay
Waan keenay
baby wa aniga dee kii koray

Baby jacaylka ila haay haay
Hadal kuula baahan
Niyada ku haay haay
Hadaan ku waayana
High will by by
Nafsi ha iga galin
Ha igu oron by by

Waan keenay waan keenay
Waan keenay
baby wa aniga dee kan kii koray
Waan keenay waan keenay
Waan keenay waan keenay

Waan keenay waan keenay
Waan keenay keenay keenay
Waan keenay waan keenay
Waan keenay keenay keenay
Waan keenay waa keenay
Waa keenay
baby wa aniga dee kan kii koray
Waan keenay waan keenay
Waan keenay

codkii Lil baliil