Gamuuntii aad soo
Gantidaa gibilkii ay
Gaartaba gadomaaye

Gesiyow nin kuu
Gafay maa guulay-
Sahaayee

Gabayga yeeraayo
Guuxaan baxaayo
Iyo gurbaan kaan
Awgeedi shamow
Aa lagu guuuri
Haayee

Geedba geedka ka
Wayn sida loo galo
Adaa garataaye
Goshaan minaad
Gashidba waagarira
Ala waa gariiraa

Gabayga yeeraayo
Guuxaan baxaayo
Iyo gurbaan kaan
Awgeedi shamow
Aa lagu guuuri
Haayee

Exit mobile version