badigood bilcaanta
waa isu buun dhawaane
balankooda beeso lee waayee
barigii rabtiineey
boorsada lee buuxsada
la soo baxa burhaantiinee

jidka lee iska joogee
la isu jawaab xumeeye
la is jaraaxe miyay jeclaantade
jahadaad ma taalaayee
jaahilnimaan ku qaatee
jiidee ma ku jabaabaye

bisan waa la diidee
boonbaro ii bartuule
barjin la isu soo banee haye
badiood bilcaane
baaryaha ay ku baareen
mana buuxdo boorsadoodiiye

ALLAHAY abuurkiis
imana ahaynee
afka aan ka lee la soo uumee
adigoo afkaawee
yaa ku ogaan lahaaye
ma imaan lahayd aduunkee

Exit mobile version