Gibilkiisa ninkii
Gamuun galshee
Laga gaari waayo
Waakii gad gadomo
Oo go'ee ina laysku
Garaabo aa gud
Booneed X2

Galad iigashayaan
Gadaal u raacaayee
Gar ma iigu helee
Inaan ku gooyee
X2

Nin galay god ku
Soo abuurtayaa
Gu'usoo da'aaya
Waa goosan karaaye
Maso gud bee igagaar
Gacan tadiyaan galee
X2

Galadii gashayaan
Gadaal u raacaayee
Gar ma iigu helee
Inaan ku gooyee
X2

Exit mobile version