Wey inagoo wax laa
Ma waayi jirinee
Wey inagoo wax laa
Ma waayi jirinee

Wanaag wanaag
Wanaagiyo xigsiin
Waxyeelada ee
Wanaag wanaag
Wanaagiyo xigsiin
Waxyeelada ee

Wixii wacanbaa
Wey dayneynee
Wixii wacanbaa
Wey dayneynee

Aan waayay aan waayay
Aan waayay wanaag
Saanay ahaydee
Aan waayay aan waayay
Aan waayay wanaag
Saanay ahaydee

Waa dadaaloo maaroo
Wedyaa lahaayee
Waa dadaaloo maaroo
Wedyaa lahaayee

War dheer war dheer
War dheer dal wanaag
Saanay ahaayeen
War dheer war dheer
War dheer dal wanaag
Saanay ahaayeen

Exit mobile version