Sida ayra geeloo
Oomani ku raagtoo
Aara inaa dul joogtee
Eegahaan arkaysaa

La aroorin waayoo
Uu baabayaayoo
Uurkaa ku tabayee

Ambaqaada inan yohow
Waxa aan alwanayaa
Nafta ku ogalaataa
U arimi ku leeyahay

Arinkaagu waa ii sidaa
Inaad riyaalaha eegoo
Onkod igu hilaacee

Exit mobile version