VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Awlaad jacayl mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Maandeeq
Awlaad jacayl

Jaceel kaan ilaawee
Inta badan maqnaayee
Ayaamuhu fogeeyeen
Wakhtiguna amaahday
X2

Calaf kaan amaahdeen
Ku sugaayay aakhiro
Dhinacaan aboorkiyo
Samir kaba ku iibsaday
X2

Awlaad jacayl dhalay
Udgoon kaad ku garataa
X2

Ubixii jaceel kee
Indhahaygu waayeen
U ekidaa X2

Sida qalanjo ilaah
Aan wali arbuhu
Oodeeda Rogin ama
Geenyo uguboo Wali
Faraska haatani ilinkeda
Marin ayaan Olola
Goohaa X2

Markaan ku eegaa
Oogadaydiyo indhahay-
Guba kuu ilmeenayaan
X2

Jacayl kaan amaaneen
Afka kaga dhawaaqay
Orodkiyo awoodiyo
Adimadu cuslaayeen
X2

Ugub xaajadan curad
Sida wali ishaaray
Niyadaan adkaysiga
Arxan uga dhigaayay
X2

Awlaad jacayl dhalay
Udgoon kaad ku garataa
X2

Ubixii jaceel kee indhahaygu
Waayeen u ekidaa X2

Afar weeyee duniduyee
Arka iyo kasheekee
Indhooliyo dhagoolaha
X2

Waxaan la amakaagaa
Ayaamahan isoo maree
Aragaaga igu simay
Alaan mahadinaayaa
X2

Markaan ku eegaa
Oogadaydiyo indhahay-
Guba kuu ilmeenayaan
X2

codkii Maandeeq, Salad Darbi