VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wehelo - Lyrics

ciraan wadh lahayn hilaacna watoo xared wadhay waaqle doog ka baxi ciraan wadh lahayn hilaacna watoo waaqle doog ka baxi waqalkoo waa bariistaybaad tahay waqalkoo waabiirstaybaad tahay taybaad tahayee waqalkoo waa bariistaybaad tahay wehelkii gacaleen wada dhalaniyo waalidkay ima odhanin weedhaaseey waa yaabe amaantu waynaaye waa yaabe amaantu waynaaye tu waynaaayeey waa yaabe amaantu waynaayee waageerka indhahaaga wiilkooda wadnaha ku sawiran naftayda wadoo waxyeel naftayda waayadaneey waxyeel naftayda waayadaneey da waayadaneey waxyeel naftayda waayadaneey bal wiilyow warbaabad soo kordhisoo waydeeri arinkii halkaan ku wadee bal wiilyow warbaabad soo kordhisoo waydeeri arinkii halkaan ku wadee ha waaban hesheeba waayaha ee ha waaban hesheeba waayaha eeha ba waayaha ee ha waaban hesheeba waayaha ee labadii wacadlee wadniyo beeree wax kala jiranbaa inagu wacanoo labadii wacadlee wadniyo beeree wax kala jiranbaa inagu wacanoo inaad wax ka qabato kugu wadayee inaad wax ka qabato kugu wadayee to kugu wadayee inaad wax ka qabato kugu wadayee inkastuu wacanyay is weheshuguyee wax qabashadu waajib ay tahayee inkastuu wacanyay is weheshuguyee wax qabashadu waajib ay tahayee waar guur uma jeedo waayadaneey waar guur uma jeedo waayadaneey do waayadaneey waar guur uma jeedo waayadaneey
Queue is empty
-- / --