VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Wehelo mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Maandeeq
Wehelo

ciraan wadh lahayn hilaacna watoo
xared wadhay waaqle doog ka baxi
ciraan wadh lahayn hilaacna watoo
waaqle doog ka baxi
waqalkoo waa bariistaybaad tahay
waqalkoo waabiirstaybaad tahay
taybaad tahayee waqalkoo waa bariistaybaad tahay

wehelkii gacaleen wada dhalaniyo
waalidkay ima odhanin weedhaaseey
waa yaabe amaantu waynaaye
waa yaabe amaantu waynaaye
tu waynaaayeey waa yaabe amaantu waynaayee

waageerka indhahaaga wiilkooda
wadnaha ku sawiran naftayda wadoo
waxyeel naftayda waayadaneey
waxyeel naftayda waayadaneey
da waayadaneey waxyeel naftayda waayadaneey

bal wiilyow warbaabad soo kordhisoo
waydeeri arinkii halkaan ku wadee
bal wiilyow warbaabad soo kordhisoo
waydeeri arinkii halkaan ku wadee
ha waaban hesheeba waayaha ee
ha waaban hesheeba waayaha eeha
ba waayaha ee ha waaban hesheeba waayaha ee

labadii wacadlee wadniyo beeree
wax kala jiranbaa inagu wacanoo
labadii wacadlee wadniyo beeree
wax kala jiranbaa inagu wacanoo
inaad wax ka qabato kugu wadayee
inaad wax ka qabato kugu wadayee
to kugu wadayee inaad wax ka qabato kugu wadayee

inkastuu wacanyay is weheshuguyee
wax qabashadu waajib ay tahayee
inkastuu wacanyay is weheshuguyee
wax qabashadu waajib ay tahayee
waar guur uma jeedo waayadaneey
waar guur uma jeedo waayadaneey
do waayadaneey waar guur uma jeedo waayadaneey

codkii Maandeeq, Maxamed Yuusuf