Xulka weeye dumaroo
Dhan hibo luula xurmo
Badan xilo jano qof xal-
Aala oo xandaala xaga
Maanka xala laabta x2

Ma xanaaqdo oo xum-
Aanta kuma hayso
Qalbigeeda xushmad
Weeye mid uhayso dad
Ka oodhan x2

Ma xumaado kalgacayl
La xafidaaye xagjir weye
Kay jeclaato xaragaysa
Xildhibaanka nafta weye
Xasil siisa x2

Xuural cayntii dumar
Weeye hibo luula qof
Xanana badan weeye
Xog ogsala qof xikaayo
Badan weeye xikmad
Miiran x2

Ma xanaaqdo oo xum-
Aanta kuma hayso
Qalbigeeda xushmad
Weeye mid uhayso dad
Ka oodhan x2

Ma xumaado kalgacayl
La xafidaaye xagjir weye
Kay jeclaato xaragaysa
Xildhibaanka nafta weye
Xasil siisa x2

Exit mobile version