Adhi macaan is wada galay
Intii macaan la wada xidhay
Anoon gacanta kugu dhigin
Gooni umaam ku tuurayee

Ma go,oo jacaylkuyee
Gabluu ila cayaaree

Goofaartankii xalay
Markaan gogosha kugu tabay
Kaa eegay goonyaal
Ka waayay garabkayga
Ilmo goboo ma iga tidhi

Buuraha habernkii
Gawraaxagaagii
Anigoon go,na sidan
Guri ugama hoydee

Cadceedoo i gubtana
Geed kama harsanayee

Goofaartankii xalay
Markaan gogosha kugu tabay
Kaa eegay goonyaal
Ka waayay garabkayga
Ilmo goboo ma iga tidhi

Exit mobile version