Baxsanay daraadaa
In dareenka cashaqu
Igu yahay dab iyo naar
X2

Ama maanyo danab
Loo wadnahayga dacal
Idil ku duqeyay mowjado
Daah kaama saarnee
X2

Damqashadii jacayl
Kaay naf dulaysan
Awga dawadaydii
Noqotaye ma usoo
Dabcaysaa
X2

Darmaan yahay sid-
Eedaba inuu dooqa
Caashaqu calan kaa
Dul lulayoo x2

Amuu dihashadaadii
Dubaakhiyo mankiyo
Diirkiyo lafaha xulay
Daah kaama saarnee
X2

Damqashadii jacayl
Kaay naf dulaysan
Awga dawadaydii
Noqotaye ma usoo
Dabcaysaa
X2

Exit mobile version