anigoo dumar sheekadoodiyo
shukaansigaba daayoo
ka shiraacday guurkaba
jacayl igu shakaal
aan shaaciyo dhibkaygee
shanta subaxii waaberi
igu shidaysay soo sheed
shabashabada ii tuma
shanii jacayla ii shidaayee

Exit mobile version