VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Dan iyo xarago mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Mahamed Aadan Dacar
Dan iyo xarago

Iga dardaaran weeye,
Ninkaan daryeelin tiisa,
Walaahi doorsan weeye,
Hadhow dawo ma yeeshee,

Ogow iga danbeeyoow,
Dan iyo xarago is waydee.

Nin duunyo buuran doonoo,
Horteed u duuban yoobin,
Intuu daro fandhaalka,
Dibnaa ka buuxin mayee

Ogow iga danbeeyoow,
Dan iyo xarago is waydee.

Nin duuga eeganaayoo,
Nolol dani ka haysoow,
Ha derderin sidaydee,
Dariiqa toosan raacoo.

Ogow iga danbeeyoow,
Dan iyo xarago is waydee.

codkii Mahamed Aadan Dacar