VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Amiin Allahayow - Lyrics

Ma ogtahay ayaantii Ilmadu kaa da'eysee indhahaada qoysaa inanyahay xasuustoo uurka aan ka ooyoo waan ka ashahaatee waxaad igu abuurtaan la adkeysan waayo amanaada illaaheey noqo kuman ilaawine amiina allahayoow waa amaanadaadee Ma ogtahay sido roob onkod iyo hilaac badan oo arooryadii da'ay ama oogta waabari eedaankaa subaxdii waad ii iftiintaa waxaad igu abuurtaan la adkeysan waayeee amaanda illaaheey noqqo kumaan ilaawine amiin allaahayow wa amaanadaadee Ma ogatahay afkeygii inuu aamus diidoo ayaadaha quraan iyo aamaantaada mooyee arrin kale inuu furo ogolaani waayaa waxaad igu abuurtaa la adkeysan waayee amaanada illaaheey noqo kuman ilaawine amiin allahayoow wa amaanadaadee Ma ogtahay sidi aqal magaaloo aros iyo id loogu tala galay ama ubaxa deyreed waad ii udgoontoo iimaanka deeqdee waxaad igu abuurtaan la adkeysan waayee amaanda illaaheey noqo kuma ilaawine amiin allahayoow waa amaanadaadee Ma ogtahay ayaantii Ilmadu kaa da'eysee indhahaada qoysaa inanyahay xasuustoo uurka aan ka ooyoo waan ka ashahaatee waxaad igu abuurtaan la adkeysan waayo amanaada illaaheey noqo kuman ilaawine amiin allahayow waa amaanadaadee.
Queue is empty
-- / --