VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dulqaado - Lyrics

dadku wuu is diidaahayoo oo dabadeed heshiiyaaye oo iyagoo dan qudha wadabaa oo midba doorsi moodahayee ee iidulqaado adiguna eey oo daacadaa la raacahayee aday i dagay markii hore eey dumarna fiira laga roone waase kaa digtoon nahayee waxba dulqaada hay odhaneey diiriyoow walaalnimo eey dadnimaan wadaag naaye nin inaabti daacada ahoo damqadaan ku moodaahayee waase laygu kaa diraye markii aan daadahis nahayee ee aawadaan u duub nahayee een dareemay caashaqaa eey waadigii ku diga idhiyee ee nabsigii ma kulaa dagay eey sida didiibka buuraha eey ama dhagax duleed yaale dundumaad malaha tahayoo hadala kaa ma daadago ee waad idaalinaysaaye oo nin dabeecad lahaan ahayee hadalku uu kui daadago ee ee kii aanan doonahaynee wuu isii dul marayaa eey ee dib dambaysa hay odhanee eey
Queue is empty
-- / --