VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Dulqaado mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Mahamed S Tubeec
Dulqaado

dadku wuu is diidaahayoo
oo dabadeed heshiiyaaye
oo iyagoo dan qudha wadabaa
oo midba doorsi moodahayee
ee iidulqaado adiguna eey
oo daacadaa la raacahayee
aday i dagay markii hore eey
dumarna fiira laga roone
waase kaa digtoon nahayee
waxba dulqaada hay odhaneey
diiriyoow walaalnimo eey
dadnimaan wadaag naaye
nin inaabti daacada ahoo
damqadaan ku moodaahayee
waase laygu kaa diraye
markii aan daadahis nahayee
ee aawadaan u duub nahayee
een dareemay caashaqaa eey
waadigii ku diga idhiyee
ee nabsigii ma kulaa dagay eey
sida didiibka buuraha eey
ama dhagax duleed yaale
dundumaad malaha tahayoo
hadala kaa ma daadago ee
waad idaalinaysaaye
oo nin dabeecad lahaan ahayee
hadalku uu kui daadago ee
ee kii aanan doonahaynee
wuu isii dul marayaa eey
ee dib dambaysa hay odhanee eey

codkii Mahamed S Tubeec, Marwo Mahamed