VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Guur haiga filan mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Mahamed S Tubeec
Guur haiga filan

Nabsi ruuxii gaaxshaa
Godolkiisa maalee
Sidaan anigu kuugalay
Gafi maysid adiguye
X2

Aar gudashadaaduna
Gar illaahay weeyee
X2

Ha iga goosan caawaad
Iga gacan saraysaa
X2

Qof gafaa abaalkii
Yahay guul daraantee
Waxan ahay nin gabar yahay
Gacantaadu melegtee
X2

Waxaan ahay gar eexiyo
Godob kaa tirsanayee
X2

Guur hayga filanine
Gurigayga iidhaaf X2

Adoo gacal isoo biday
Waa taan ku gowrshee
Ku gar waaqsan waayeen
Kaa taagtay gacantee
X2

Waxaan anigu gaystaa
Goobtaa ijoojee X2

Ha iga goosan caawaad
Iga gacan saraysaa
X2

Waxaan ahay nin gacalkii
Awgaa ugooyoo
Waxaan ahay gar gaarkii
Galad kaaga waayee
X2

Waxaan ahay gandood iyo
Gocosho u dan baysee
X2

Guur hayga filanine
Gurigayga iidhaaf X2

Gowraha habeen kii
Gud cur kaad istaagtiyo
Gadhkii aad iqabatiyo
Guubaa badaadii
X2

Gar daraan uqaatoo
Kuu maan garaabine
X2

Ha iga goosan caawaad
Iga gacan saraysaa
X2

Sidaan ahay nin gaaloo
Xaramayn kii galayoo
Gubay maalin ciidoo
Lagu soo gurmaday baad
X2

Gabi dheer isaartood igu
Gooni baadhee x2

Guur hayga filanine
Gurigayga iidhaaf X2

codkii Mahamed S Tubeec