TUBEEC
Jacayl wadaaajin maahee
Cilmi kii lajaqaf yidhi
Jaafaa juglay heley
Xadhig iguuu jirdacayoo
Igu jiririqsiiyoooo
Feedhahay jajabayee
Jugna igama daayoo
Kanu waa jariire
Jiljileec hanoqonbuu
Jabaq iigu sheegaayee
Janakuu dambaysuu
Jahorod lamoodibaad
Jaalaheeda noqonbuu
Jabaq iigu sheegaa
………………………………..
Jiradaal inuu yahay
Hurda jiifsan waayoo
Waydiiday joogeee
Nafta wuuu jirabayoo
Jeegaan sidaan ahay
Isagay jan jeedhsee
Jugna igamadaayoo
Kanu waa jariiye
Jiljileec hanoqon buu
Jabaq iigu sheegaayee
Jana kuu dambaysuu
Johorad lamoodibaad
Jaalaheeda noqonbuu
Jabaq iigusheegaa
Jaruu iguu kaxaystoo
Orod jagaca mooyee
Socod waan ka jiitee
Waan jidiin qalalayoo
Sidii jibini haydhiciiin
Dhegahaa ijowleee
Jugna igamadaayoo
Kanu waa jariiree
Jiljileec hanoqonbuu
Jabaq iigu sheegaayee
Jana kuudambaysoo
Johorad lamoodibaad
Jaalaheeda noqonbuu
Jabaq iigu sheegaaa.

Lyrics by Cabdi Ismacil

Exit mobile version