Nasteexooy naruuriyo
Adaa nabad ba gooyee
Niyadaa ku diidoo
Adaa nacab ku beeree
Ka noolaaday waagaad
Inannaa binaysee
Maxaad igaga naban tahay
Ood inaadinaysaa
Nacabkoo dhan Maayee

Nasteexooy Ninkii nool
Naxdin baa utaalee
Nimco male aduunyadu
Naso maalmo mooyee
Marku nabar ku gaadhoo
Nabsigaygi aragtee
Maxaad igaga nabadan tahay
Ood inaadinaysaa
Nacabkoo dhan maayee.

Exit mobile version