Waan daalee i daayoo
I damaqdee i daawada
Waxaa u daran nin daaloo
Dantiisuna kaa durugtee
2x

Hadaan duudo idila oo
Dadyahow ha idagaalina
Hadaan duudo idila oo
Dadyahow ha idagaalina
Waan daalee i daayoo
I damaqdee i daawada
Waxaa u daran nin daaloo
Dantiisuna kaa durugtee
Waan doortee i daayoo
I damaqdee i daawada
Waxaa u daran taad dooratoo
Ku diidee ha ku daalinee

Waan daalee i daayoo
I damaqdee i daawada
Waxaa u daran nin daaloo
Dantiisuna kaa durugtee
2x

Dayaxiyo daruuruaha
Dushoodaan ka dayayaa
Dayaxiyo daruuruaha
Dushoodaan ka dayayaa
Waan daalee i daayoo
I damaqdee i daawada
Waxaa u daran nin daaloo
Dantiisuna kaa durugtee
Waan daalee i dooriyoo
I damaqdee i daawada
Waxaa u daran taad dooratoo
Ku diidee ha ku daalinee

Exit mobile version