Oo daacadaa la raacaayeey
Aday i dagay markii hore eeyeey
Oo daacadaa la raacaayeey
Aday i dagay markii hore eeyeey
Dumarna fiiro lagama holee
Waan se kaa digtoonahay
Waxba dulqaado ha i odhaneey
Dumarna fiiro lagama holee
Waan se kaa digtoonahay
Waxba dulqaado ha i odhaneey

Waa nin dabeecad lahaan ahayeey
Hadalkuu ka daadego eeyeey
Waa nin dabeecad lahaan ahayeey
Hadalkuu ka daadego eeyeey
Ninkii aanan doonahayneey
Wuu isii dul marayahayeey
Dib dambayso ha ii odhaneey
Ninkii aanan doonahayneey
Wuu isii dul maraayahayeey
Dib dambayso ha ii odhaneey

Exit mobile version