VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ifraax - Lyrics

sida faras baxdoooyoo boqoradu ku faanaan feestada la geeyee fagaaraha ka curatamaa fiiradaa ideeqdeee ifraaxeey ma nabad baa ifraaxay ma nabad baa qosolkaaga foolkiyo faruuryaha ku siman fikradaada wacaniyo sheekda fereeshka ajh timahaagan feedhanoo sida geenyo loo fidhay faqa dhaafayoo feeraha udaadagay ifraaxey ma nabad baa qosolkaaga foolkiyo faruuraha ku siman fikradaada wacaniyo sheekada fereeshka timahaaga feedhano sida geenyo loofidhay faqa dhaafayo feeraha udaadagay ifraaxay ma nabad baa ma nabad baa wali inaan facaagaa fariidnimada kula mida furaashka laguma qadinoo ifraaxay mabaay dhalan farxad farxad iyo wuxuu sharaf faanku banaayey ifraaxay ninkaad nabad kula fiidsatoo alaa fadhi kula cashaysoo feedhiisa feedhiisa hurudoo fadhi kula cashaysoo ifraaxay aad la cayaartoo macaaneey aad la cayarto qaaliyey aala cayaartoo xamtaay aad la cayaartoo sida filinka ku daawada telefishanka kuu daawada facebook ga kaa daawada waxaa ifraaxeey waxaa n ifraaxeey allaa faxaneeyn faxaneeyn faaidadii janadii fardawsiyo ifraax ninkii helaaa ifraax ninkii helaa waxaan ifraaxeey waxaan ifraaxay allaa faxaneey faxaneeyn faxaneey faaidadii janadii fardowsiyo ifraax ninkii helaa ifraax ninkii hela
Queue is empty
-- / --