VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Ifraax mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Mahamoud abtigiis
Ifraax

sida faras baxdoooyoo
boqoradu ku faanaan
feestada la geeyee
fagaaraha ka curatamaa
fiiradaa ideeqdeee
ifraaxeey ma nabad baa
ifraaxay ma nabad baa
qosolkaaga foolkiyo
faruuryaha ku siman
fikradaada wacaniyo
sheekda fereeshka ajh
timahaagan feedhanoo
sida geenyo loo fidhay
faqa dhaafayoo
feeraha udaadagay
ifraaxey ma nabad baa
qosolkaaga foolkiyo
faruuraha ku siman
fikradaada wacaniyo
sheekada fereeshka
timahaaga feedhano
sida geenyo loofidhay
faqa dhaafayo
feeraha udaadagay
ifraaxay ma nabad baa
ma nabad baa

wali inaan facaagaa
fariidnimada kula mida
furaashka laguma qadinoo
ifraaxay mabaay dhalan
farxad farxad iyo wuxuu
sharaf faanku banaayey
ifraaxay ninkaad nabad
kula fiidsatoo alaa fadhi kula cashaysoo
feedhiisa feedhiisa hurudoo
fadhi kula cashaysoo
ifraaxay aad la cayaartoo
macaaneey aad la cayarto
qaaliyey aala cayaartoo
xamtaay aad la cayaartoo
sida filinka ku daawada
telefishanka kuu daawada
facebook ga kaa daawada
waxaa ifraaxeey
waxaa n ifraaxeey
allaa faxaneeyn faxaneeyn
faaidadii janadii fardawsiyo
ifraax ninkii helaaa
ifraax ninkii helaa
waxaan ifraaxeey
waxaan ifraaxay
allaa faxaneey
faxaneeyn faxaneey
faaidadii janadii fardowsiyo
ifraax ninkii helaa
ifraax ninkii hela

codkii Mahamoud abtigiis