qoraxdii iftiimaysaaa
dhaayoo arkaayee
ubaxii udgoonnaaye
lagu arwaaxaaye
waxa uurkay ku yaal
aan kuu abaaraa
ubadan dhalo kalaan
xumaan kaaga dhowra
ii imaaw ooftan ihayso
adaa iga oon tiraysaaye
asliyeey ajliga hadan
ehelkay usoo diiday
aqalkiinan aansoo abar
irida hasoo oodin
waxa uurkay ku yaal
aan kuu abaaraa
ubadan dhalo kalaan
xumaan kaaga dhowra
ii imaaw ooftan ihayso
adaa iga oon tiraysaaye

Exit mobile version