jaaha iyo muuqa
jirkaaga wanagsan
sidaan kuugu jeelay
jaceylkaa isaaqaa
habenkii majiiftee
aynu jimicsanee
isasoo janjedhee
isjilci kaalayoo jamadey
anoo burco joogaa
jamaamo ka heesay
jarmaadiyo guuree
jidka waxan ordaaye
mar jaad idhaaye
aynu jimicsanee
isasoo janjeedhee
isjilci kaalayoo
jamaadeey

Exit mobile version