VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waqti - Lyrics

waqtiga aynu kulaniyo wareysis barashadeenii nafta weydii suaaliyo war celin ban kusabi jirey ana imaadan wicinoo walaalow kalgacaliyo warsan imaad odhan wafa iyo hadalkii waadigan cadeeyee maruun waabiyo ila wad caashaqa wigalada cayaartiyo wilishyadaada hoohoo labadeenan wehelbaa wisishiga ayaa dhalay adna imaadan wicinoo walaalow kalgacal iyo warsanbaadin imaad odhan wafa iyo hadalkii waanigan cadeyee maruun waabiyo ila wad caashaqa
Queue is empty
-- / --