VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Waqti mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Mahamoud abtigiis
Waqti

waqtiga aynu kulaniyo
wareysis barashadeenii
nafta weydii suaaliyo
war celin ban kusabi jirey
ana imaadan wicinoo
walaalow kalgacaliyo
warsan imaad odhan
wafa iyo hadalkii
waadigan cadeeyee
maruun waabiyo
ila wad caashaqa
wigalada cayaartiyo
wilishyadaada hoohoo
labadeenan wehelbaa
wisishiga ayaa dhalay
adna imaadan wicinoo
walaalow kalgacal iyo
warsanbaadin imaad odhan
wafa iyo hadalkii
waanigan cadeyee
maruun waabiyo
ila wad caashaqa

codkii Mahamoud abtigiis