Waa bishaaro beer
Cilanay markaad soo
Baxdeene x

Waa bilkhayr baari
Wilow markaad soo
Baxdeene x2

Ba'da maansiyo heelo
Ku bilaabay bilanay
Quruxdiina u bilaabay
Inciyaarta laboodo ubil–
Aabay kama baqan
Karaayee ubilaabay
Huuno barasho wanag
San ubilaabay x2

Waa bishaaro beer
Cilanay markaad soo
Baxdeene x2

Waa bilkhayr baari
Wilow markaad soo
Baxdeene x2

Bal masoo dhutiyaayoo
Dhoolay dhaanto maydin
Baraayee x2

Waanku dhowranayaaye
Dheegow dhulka ayn
Xorayno x2
.
Dhaqankiyo hidihiyo
Dhulkii hooyo x2

Dhab inaan uciyaarno
Dhulkii hooyo x2

Sharaftiisa ladhowro
Dhulkii hooyo x2

Isticmaarku nadhaafo
Dhulkii hooyo x2

Dhibku saas nagu daayo
Dhulkii hooyo x2

Bal masoo dhutiyaayoo
Dhoolay dhaanto maydin
Baraayee x2

Waanku dhowrana
Yaaye dheegow dhulka
Ayn xorayno x2

Dharcad aan xiraniyo
Dhacliyo boqor ee
X2

Dhaantada dhaqan
Baan uleenahayee
X2

Deeqoy reero dagay
Dushood mariyee
X2

Dhaantada dhaqan
Baan uleenahayee
X2

Deeqaay somalidaa
Darwiishka aheey
X2

Dhaantada dhaqan
Baan uleenahayee
X2

Dharcad oon xiraniyo
Dhacliyo boqor ee
X2

Dhaantada dhaqan
Baan uleenahayee
X2

Heelalay somalida
Darwiishka ah x2

Dhaantada dhaqan
Baan uleenahayee
X2

Deeqoy reero dagay
Dushood mariyee
X2

Dhaantada dhaqan
Baan uleenahayee
X2

Heelalay somalida
Darwiishka ah x2

Dharcad aan xiraniyo
Dhacliyo boqor ee
X2

Dhaantada dhaqan
Baan uleenahayee
X2

Exit mobile version