Qalbiga caashaq uu tagee
Dawiyo loo helin dabiib
Dawiyo loo helin dabiib
Dawiyo loo helin dabiib

Dareenkan ku raacayee
Adiga dulmaneey ku jecel
Dareenkan ku raacayee
Adiga dulmaneey ku jecel
Ka daa diishiyo xumaan
Ka daa
Ka daa diishiyo xumaan

Ha dayrin ha dayrin
Ha dayrin soo jaleec
Ha dayrin ha dayrin
Ha dayrin soo jaleec
Inuu adi kuu dhukuro
Jacayl daran kuu dagaa
Inuu adi kuu dhukuro
Jacayl daran kuu dagaa

Ninkay naftu doontayee
Sideen daacad kuugu ahay
Sideen daacad kuugu ahay
Jacayl daran ii dhigaa

Dookhyagan kuu raacayee
Adiga dumar kaa xushee
Ka daa digishiyo xumaan
Ka daa
Ka daa digishiyo xumaan

Ha dayrin ha dayrin
Ha dayrin soo jaleec
Ha dayrin ha dayrin
Ha dayrin soo jaleec
Inuu adi kuu dhukuro
Jacayl daran kuu dagaa
Inuu adi kuu dhukuro
Ileen dhaaka uu karaa

Ha dayrin ha dayrin
Ha dayrin soo jaleec
Ha dayrin ha dayrin
Ha dayrin soo jaleec
Inuu adi kuu dhukuro
Ileen dhaaka uu karaa
Inuu adi kuu dhukuro
Jacayl daran kuu dagaa

Exit mobile version