VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta hees maka 6 - Lyrics

iskaabuloy eedaysanay ma waxaad caadaysateen ma isla jabnaa ma isla geerashaynaa marduufka jaad ma isla qeeb sanaa jaceel mirqaan nacalaa kuyaal heeyaa hay hay heeyaa jaceel mirqaan makiyaa yaqaan x2 iskaabuloy eedaysanay gabdhaad ceebaysateen garoob markaad fasa haadiseen saqiir markaad balwad aad barteen sideed jirkaad ka agdaadaten sagaal jirkaad dhuun tuujiseen jaceel mirqaan nacalaa kuyaal heeyaa hay hay heeyaa jaceel mirqaan makiyaa yaqaan x2 mijinta 1aad magacaa abow mida 2aad maxamud sabdow mida 3aad mudo iyo heshiis mida 4aad meher iyo aroos mida 5aad muran iyo dagaal mida 6aad madaxay isii mida 7aad madaxaaga hoo jaceel mirqaan nacalaa kuyaal heeyaa hay hay heeyaa jaceel mirqaan makiyaa yaqaan x2
Queue is empty
-- / --