VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta hees maka 6 mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Maki Xaaji Banaadir
hees maka 6

iskaabuloy eedaysanay ma waxaad caadaysateen ma isla jabnaa ma isla geerashaynaa marduufka jaad ma isla qeeb sanaa jaceel mirqaan nacalaa kuyaal heeyaa hay hay heeyaa jaceel mirqaan makiyaa yaqaan x2

iskaabuloy eedaysanay gabdhaad ceebaysateen garoob markaad fasa haadiseen saqiir markaad balwad aad barteen sideed jirkaad ka agdaadaten sagaal jirkaad dhuun tuujiseen jaceel mirqaan nacalaa kuyaal heeyaa hay hay heeyaa jaceel mirqaan makiyaa yaqaan x2

mijinta 1aad magacaa abow mida 2aad maxamud sabdow mida 3aad mudo iyo heshiis mida 4aad meher iyo aroos mida 5aad muran iyo dagaal mida 6aad madaxay isii
mida 7aad madaxaaga hoo jaceel mirqaan nacalaa kuyaal heeyaa hay hay heeyaa jaceel mirqaan makiyaa yaqaan x2

codkii Maki Xaaji Banaadir